Maxaa ka jira in Imaaraadka saldhig ciidan laga siinayo gobolka Guardafu ee Puntland?

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa dhawaan ku wajahan magaalada Dubai ee waddanka Imaaraadka Carabta. Sarkaal sare oo ka tirsan Madaxtooyada ayaa xaqiijiyay in Siciid Deni uu maalmaha soo socda u safrayo dalkaas Imaaraadka Carabta. “Waa xaqiiq in Madaxweyne Deni uu dhawaan u safrayo halkaas iyo Dubai balse xog intaas ka baxsan ma heyno” ayuu yiri … Continue reading Maxaa ka jira in Imaaraadka saldhig ciidan laga siinayo gobolka Guardafu ee Puntland?